QEYBAHA KALE
|
|
|
|
|
|
|
WEB LINK
|
|
|
|
|
|
|
| XASUUQA REER MUQDISHO
| | | | |
QAYBSIGA GUMEYSIGU WAA KHIIYAAMO QARSOON OO AAN LA QAADAN KARAYN |
|
|
Dhulkeenii Soomaaliya ayaa waxaa gebi ahaanba uu gacanta ugu jiraa Ciidamo Shisheeye oo ku yimi si aan Sharci ahayn Shacabkiina ku haya Xasuuq iyo Xarrig Sharci darra ah sida ay Wallaaca uga muuinayaan Hay'adaha u Dooda Xuquuqda Aadanha ee Adduunka iyo kuwa ka howlgala Dalka Soomaaliya gudihiisaba Tusaale ahaan "Halyey Axmed Diiriye Cali".......
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sat 08, Dec, 2007 (1847 reads)
|
|
|
|
|
CIIDAMADA ITOOBIYA OO XASUUQAY DAD RAYID AH |
|
|
Ciidamada dowlada Itoobiya ee xooga ku joogo dalka Soomaaliya ayaa Maanta dad ku dilay xaafadda Warshada Caanaha ee Magaalada Muqdsiho dilka ayaa yimid kadib markii Ciidamada Itoobiya lagu Weeraray qayba katirsan xaafadaa.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sun 22, Jul, 2007 (1646 reads)
|
|
|
|
|
CIIDAMADA ITOOBIYA OO ISBITAAL KA KAXEYSTAY BUKAANO & DHAAWACYO |
|
|
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada Federaalka Soomaliya ayaa Maanta xoog ku galay Isbitaal ka mid ah isbitaalada ka dhisan magaalada Muqdisho iyagoo la baxay qaar ka mid ah bukaanada.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sun 22, Jul, 2007 (1588 reads)
|
|
|
|
|
SEERAAR “M. DHEERE WAXA UU DOONAYAA INUU SOO CELIYO KHADKII CAGAARNAA” |
|
|
Xildhibaan Yusuf Mire Seeraar ayaa ka hadlay awood qaybsiga maamulka gobalka Banaadir oo uu ku eedeeyay in ay isku soo koobeen Qabiil kaliya gaar ahaan Beesha uu kadhashay Maxamed dheere......
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sun 22, Jul, 2007 (2432 reads)
|
|
|
|
|
MAXAMAD DHEERE OO RABA INUU ALBAADADA U LAABO SUUQA BAKAARAHA |
|
|
Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed dheere ayaa ka hadlay dhaca loo gaysanayo Hantida ganacasatda ee taala Bakaaraha oo uu kutilmaamay mid Sharciya maadaama ya ganacasatadu ay la safatay Kooxaha Argagaxisada.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Fri 20, Jul, 2007 (1989 reads)
|
|
|
|
|
DILAL XALAY KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO |
|
|
Ciidamada Itoobiyo iyo kuwa DFK ah ayaa wada howgalo dil ah ay ula kacayaan dadka rayidka ah ku noo magaalada Muqdisho.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Fri 20, Jul, 2007 (1581 reads)
|
|
|
|
|
QAAR KA MID AH ILAALADA C/LLAAHI YUUSUF OO XALAY LAGU LAAYAY BAKAARAHA |
|
|
xalay saqdiidhexe ayaa lamaqlayay daryanka Rasaasta dagaalka ayaa u dhexeeya Kooxaha Wax iska Caabinta Soomaaliya iyo Ciidamo ka amar qaata Beesha Majeerteen oo uu ka soo jeedo C/llaahi yuusuf Axmed oo doonayo in ay dhacaan Hantida taal Suuqa Bakaaraha.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Thu 19, Jul, 2007 (1404 reads)
|
|
|
|
|
GACMA DHEERE, BARRE HIIRAALE,CABDI QAYB DIID OO KU SII JEEDA ASMARA |
|
|
Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Maxamuud guuleed Gacma dheere iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi xasan Cawaale qayb diid ayaa la sheegay in ay ku sii jeedaan magaalada Asmara ee Wadanka Ereteriya.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Wed 18, Jul, 2007 (2993 reads)
|
|
|
|
|
CIIDAMO ISUGU JIRA USA & UK OO HOWL GALO KA WADA GUDAHA SOOMAALIYA |
|
|
Warar sheegaya in ciidamo katirsan dalalka Ingiriiska iyo Maryakanku ay yimaadeen deegaan katirsan Gobalaka Jubbada Hoose si ay u eegaan Maydad yaalay deegaanadii ay ku dagaalameen Ciidamada Itoobiya iyo kuwii Maxkamdihii Islaamka.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sun 24, Jun, 2007 (1447 reads)
|
|
|
|
|
BEESHA SEDE OO CANBAARAYSAY DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA |
|
|
Xiisad colaadeed ee kataagan gobalda Jubbooyinka ayaa waxaa isi soo tarayo eedaymaha loo jeedinayo Dowlada Federaalka Soomaaliya ee ku aadan wax kaqaba la aanta colaada iyo in ay Dab ku sii shubayso colaada Jubbooyinka.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sun 24, Jun, 2007 (1177 reads)
|
|
|
|
|
NABADOON AXAMD DIIRIYE OO KA WARAMAY BANDOWGA SARAN MUQDISHO |
|
|
Axmad diiriye Cali ayaa ka hadlay Qaraxyada iyo dilalka ka dhacayo Muqdisho oo uu ku tilmaamay wax aan loo baahnayn masuuliyadna ay ka saarantahay Ammaanka dowlada federaalka Soomaaliya.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sun 24, Jun, 2007 (974 reads)
|
|
|
|
|
BARRE HIIRAALE MA KU GUULEYSAN DOONAA DHEXDHEXAADINTA DAGAALKA KISMAAYO? |
|
|
Dhawaan ayay ahayd markii Xildhibaan Barre Hiiraale uu ku soo guuleystay inuu waan waan dhex dhigo labo beelood oo ku dagaalantay deegaanka Faxfaxdhuun, laakiin ma ku guuleysan doonaa dagaalka Kismaayo?
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sun 24, Jun, 2007 (1567 reads)
|
|
|
|
|
QARAX LOO GEYSTAY GAARI AY SAARNAAYEEN CIIDAN ITOOBIYAAN AH |
|
|
Gaarigaasi oo ka mid ahaa kolonyo ciidamada Itoobiya ayaan la garanayn khasaarihii uu gaystay qaraxaasi, hase yeeshee qaraxaasi ka dib ayaa waxay wararku sheegayaan in gaari Rakaab ah oo halkaasi marayey............
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sun 24, Jun, 2007 (1079 reads)
|
|
|
|
|
ENG. EENOW OO KA HADLAY BOOBKII LOO GEYSTAY GURIGIISA |
|
|
Ganacsade Eng. C/qaadir Maxamed Eenow ayaa si kulul u canbaareeyey boobkii ay u geysteen ciidamada C/laahi Yuusuf, ciidamada Itoobiyo iyo ilaalada Cali M. Geedi.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sat 23, Jun, 2007 (1093 reads)
|
|
|
|
|
SARAAKIIL LABA BEELOOD OO SI KALA DUWAN UGA HADALAY DAGAALKII |
|
|
Dagaalkii ka dhacay Kismaayo ayaa waxaa jira in ay siyaaba kala duwan ay uga hadleen labada dhinaca oo midba midka kalle ku eedaynayo qasaarihii kadhashay dagaalkaasi.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Sat 23, Jun, 2007 (1041 reads)
|
|
|
|
|
SHALAY OO XABSIGA LAGA SII DAAYAY CULUMO LAGA XIRAY MASJIDKA AL-RAXIIM |
|
|
Waxaa Shalay gelinkii danbe Xabsiga laga sii daayay culumo dhawaan laga xiray Masjika Al-raxiim oo uu ka mid yahay Imaamkii iyo Culumadii masjidka, falkaasi eeda dhusha loo saaray ciidamada C/laahi Yuusuf.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Fri 22, Jun, 2007 (1001 reads)
|
|
|
|
|
QARAX XALAY KADHACAY DEGMADA DIIRNSOOR EE GOBALKA BAY |
|
|
Qarax xalay kadhacay degmada diirnsoor gobalka Bay, ka soo geystay dhimasho iyo dhaawac tiro badan qaarkood xaaladoodu liidataa halka qaarna ay iska roonyihiin.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Fri 22, Jun, 2007 (871 reads)
|
|
|
|
|
CIIDAMADA C/LAAHI YUUSUF OO XALAY DAD KALABAXAY GURYAHOODII |
|
|
Ciidamo u shaqeysta calooshooda ee taareersan xukuumada Col. C/laahi Yuusuf ayaa bilaabay xalay in ay guryahooda u dhacaan dadka rayidka ah ee ku nool caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Fri 22, Jun, 2007 (978 reads)
|
|
|
|
|
CIIDAMAD ITOOBIYA OO BOOB KU QABSADAY SUUQA BAKAARAHA |
|
|
Meelaha ay Ciidamada Itoobiya ay aadka u soo buuxiyeen ayaa ah qaybta loo yaqaan Oloympic oo ay kuyaalaan intabadan Shirkadah Gancsiga iyo Isgaarsiinta ugu waawayn Soomaaliya lamana oga sababaha keentay arrinkaa.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Fri 22, Jun, 2007 (1037 reads)
|
|
|
|
|
WEERARO GAADMO AH OO XALAY KA DHACAY QAYBO KA MID AH MUQDISHO |
|
|
Weeraro aad u xoogan oo iyo Qaraxyo cul-culus ayaa xalay si weyn u gilgilay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho inkastoo aan la qiyaasin ilaa iyo iminka khasaarah ka dhashay.
(RIIX HALKAN... | comments? |  |
|
Posted by Hobyo-1 on Wed 20, Jun, 2007 (1022 reads)
|
|
|
|
|
Total Hits
We received
3013251
page views since
January 2005
| | | | |
|
AUDIO NEWS
|
|
|
|
|
|
|
TACSI
|
|
|
|
|
|
|
IRIN
|
|
|
|
|
|
|
Maqaalada ugu dambeeya
|
|
|
|
|
|
|
|